Shirkadaha Leyrka Somaliland oo dhimay saacadihii joogtada ahaa ee korontada (Sababta)
Shirkadaha Korontada ee ka howlgala Somaliland ayaa soo saaray go’aan cusub oo lagu deminayo korontada qaar ka mid ah saacadaha habeenkii. Qoraal ka soo baxay iskaashatada korontada Somaliland ayaa lagu sheegay in Laga bilaabo 1-da Bisha Ogos, Korontadu ka maqnaan doonta bulshada Saacadaha kala ah; 11:00-ka Habeennimo ilaa 4:00ta Subaxnimo. Shirkadaha Korontada Waxay sheegeen iney … Continue reading Shirkadaha Leyrka Somaliland oo dhimay saacadihii joogtada ahaa ee korontada (Sababta)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed